QORE: QARYAQAAN AHMED ABDI YUSUF
·
LLB
·
BACHELOR
OF ACOUNTING AND FINANCE
·
EMAIL:axmed.4004@gmail.com
HORDHAC
Caruurta darbijiifku waa caruur ka
falaagooday reerohooda
Kuwaas oo ay ku khasbeen duruufo haysta
qoysaskooda
Haba ugu horayso fakhriga ama wax
hayn-hayn yarida
Carruurta darbi jiifka ah
waxay la kulmaan caqabado iyo Dayacaad badan badan, xuquuqdoodana inta badan
waa la iska indhatiraa ama lagu tuntaa.
Dadaallada lagu
ilaalinayo laguna horumarinayo xuquuqda carruurta darbijiifka ah waxay caadi
ahaan diiradda saaraan dhowr meelood oo muhiim ah:
Qaab-dhismeedka
sharciga (legal framework}
Sharcigu muxuu ka qabaa in la dayoco caruurta darbi jiifka
ah
Sidaan wada ognahay caruurta darbijiifku waxay ka mid
yihiin caruureheena
Sidaa awgeed in xil la iska saaro waa arin muhiima.
Waxaa jira sharciyo caalamiya iyo naar wadamadu gaar u
leeyihiin oo ka hadlaya,wax ka qabashada caruurta darbijiifka ah/
Hadaan ku horayno sharciga caalamiga ah ee daryeelka
caruurta,waxa weeyaan
Axdiga Qaramada Midoobay
ee Xuquuqda Carruurta
Legal Framework
United Nations Convention on the Rights of the Child (CRC):
Heshiiskan caalamiga ah, oo la ansixiyay 1989, ayaa qeexaya xuquuqda madaniga, siyaasadda, dhaqaalaha, bulshada, caafimaadka, iyo dhaqanka ee carruurta.
Qodobada muhiimka ah ee
khuseeya carruurta darbi-jiifka ah waxaa ka mid ah:
Qodobka 2aad: Takoor
la'aan (no discrimination)
Qodobka 6: Xaqa nolosha,
badbaadada iyo horumarka(Right to life, survival, and development)
Qodobka 12aad: Xaqa in la
maqlo(Rights
to be hear)
QODOBKA 19AAD : Ka
ilaalinta dhammaan Nooc kasta oo rabshad ah (Protection from all
forms of violence)
QODOBKA 27AAD XAQA LOOGU
TALAGALAY HEER NOLOLEED
28aad: Xaqa waxbarashada (right
to education)
Sharciyada wadamada
(national law)
Wadamada aduunku waxay
leeyihiin sharciyo iyo siyaasado kala duwan oo loogu talagalay ilaalinta
carruurta darbi jiifka ah.
Sharciyadan oo ay ka mid yihiin inay helaan waxbarasho iyo daryeel caafimaad.
Iyo mid nafaqo.
Hadaba somaalidu ma leeyihiin
shuruuc lagu daryeelayo caruurta darbijiifka ah
Intaan ka war hayo maamulada soomaalidu ma laha wax
sharciya oo lagu daryeelayo caruurta darbi jiifka,haday jiraana maaha qaar
shaqeeya.
Waayo haday jiraan caruurta darbijiifka ah ayaa laga
dareemi lahaa.
Waa dhibaato iyo aafo haysata ama ka jirta magaalo kasta
oo soomaaliyeed.
Wax xal ah oo muuqdana looma hayo ilaa hada.
Xuquuqaha ayay tahay inay caruurtaasi helaan
ü Ka
ilaalinta xadgudubka jireed, niyadeed, iyo galmada. Protection from physical, emotional, and sexual abuse.
ü Ka-hortagga
dhiig-miirashada, oo ay ku jiraan shaqada khasabka ah iyo ka ganacsiga. Protection from exploitation, including forced labor and
trafficking.
ü Ka
ilaalinta walxaha iyo dhaqamada waxyeelada leh. Protection
from harmful substances and practices.
XAQA WAXBARASHO (RIGHT TO DUCATION)
Helitaanka waxbarashada aasaasiga ah ee bilaashka ah. Access
to free and compulsory primary education.
Taageerada waxbarashada sii socota, oo ay ku jiraan
tababarka xirfadaha iyo waxbarashada sare.
Support
for continued education, including vocational training and secondary education.
Dadaallo lagu doonayo in carruurta darbi-jiifka ah lagu
dhexgeliyo nidaamka waxbarashada tooska ah. Efforts to integrate street children into the
formal education system.
XAQA CAAFIMAADKA (RIGHT TO HEALTH)
ü Helitaanka adeegyada
daryeelka caafimaadka, oo ay ku jiraan tallaallada, Access to healthcare services, including vaccinations, treatment
for illnesses, and mental health support.
ü
Bixinta nafaqo iyo biyo nadiif ah oo la cabbo
Provision of nutrition and safe drinking water
ü Barnaamijyada wax looga qabanayo
balwadaha.Programs to address substance
abuse and addiction.
{XAQA KA QAYB GALKA
RIGHT TO PARTICIPATE}
Waa in
la siiyaa Fursad carruurta darbijiifka
ah si ay u muujiyaan aragtidooda iyo ra'yigooda.
Gunaanad
Waxa waajib ah in caruurtaa loo
gurmado,si wax looga qabto dhibaatada haysata.loogana hortado in qaar kale oo
badana ku soo biiraan.
Waayo caruurtani waa awood ama cudud
lumaysa,amaankana khatar galinaysa.
0 Comments